Qeexid
"eeg kubbee. ld kubbays."
"eeg kubbee. ld kubbays."
Wadaag:
Shey kankoonsan oo ka sameysan cinjir, harag iwm oo neefi ku jirto looguna talaggalay in lagu ciyaaro; banooni.
Wax qaabka banooniga leh oo wareegsan.
m.dh
Wadaag:
Wax diirran meel dhiig fadhiistay saarsaarid.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
(-do .., m.l) (juqr.) Nuska dhulka, marka sallax dhexdiisa la matiyay uu labo gabal o isla eg u qaybiyo. Dhulka badanaa waxaa loo qaybiyaa kubbad badhka woqooyi iyo kubbad badhka koonfureed, kan hore waa badhka ushiisa ah ee dhulka badhaha woqooyi ka xiga, kan dambena waa midka koonfur ka xiga dhul badhaha.
m.dh
Wadaag: