Qeexid

"Cudur dadka iyo xoolahaba ku dhaca oo badanaa aan laga kicin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kud oo kali ah:
  • "Xukuumadu waxay doonaysaa inay sanadkan dib ugu soo celiso dhamaan gobolada dalka ee ay gacanta ku hayaan kooxaha kasoo horjeeda" ayuu yiri C/rashiid Xiddig, isagoo intaas ku daray in halkudhiga DF ee sanadkan uu yahay dagaal.
  • Noloshayda ayaa waxey aheyd mid kudhisnayd Farxad, Xiiso aan dhamaad laheyn midaas oo wakhtiyada qaar aanan xataa garan jirin xiliga waagu uu dilaacey iyo xiliga ay cad ceedu dhacdey.