Qeexid
"Kudid."
Qeexid Xigta
Baxsi.
"Kudid."
Baxsi.
Wadaag:
Dhicidda xoolo fardo lagu dhaco.
Faras aan la lahayn lala cararo.
m.dh
Wadaag:
Ka k./u k.: dhibbato awgeed meel uga cararid.
f.mg3
-aalay, -aashay
Wadaag:
Dab ama wax la mid ah oo kulul oo inta loo dhowaado dhaxanta laysaga bi'iyo.
m.l
Wadaag:
Culayska iyo jiirago'a oogada ku dhaca kolka socod dheer ama hawl adag la qabto; noog.
m.l
Wadaag:
Wax horey u tikhaantikhin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Socod dheer oo lagu daalo.
Daal badan oo ka dhasha socod dheer.
m.l
Wadaag:
Wax qabad isxilqaamid iyo isku taxallujin leh.
Si dhaqso ah oo hawl loo qabto. ld dedaal1.
m.l
Wadaag:
Safar meel fog lagu aado.
S. ah: qof safar ah. ld sadcaal1, sodcaal1.
m.l
Wadaag:
Xabsi.
K. ah: meel ciriiryoon oo aan laga bixi karin.
Meesha cududda iyo dhudhunka dadku iska galaan.
m.l
Wadaag:
Cudur dadka iyo xoolahaba ku dhaca oo badanaa aan laga kicin.
m.l
Wadaag:
Aashay, -aa, -iis iwm: si aandegdeg iyo fudayd toona ku jirin; aayar,tartiib, qunyar. Tus. “Ciise aashiis buuhadlaa”.
m.dh.fk
Wadaag:
(f.g) Gam-maan is abaahin.
(f.mg) Orod bootin ku bilaabid.
f.g
-day, -dday
Wadaag: