Qeexid
"Ka k./u k.: dhibbato awgeed meel uga cararid."
[-aalay, -aashay]
kudaal3 alay
kudaal3 ashay
f.mg3"Ka k./u k.: dhibbato awgeed meel uga cararid."
Wadaag:
Dhicidda xoolo fardo lagu dhaco.
Faras aan la lahayn lala cararo.
m.dh
Wadaag:
Socod dheer ama hawl adag oo la qabtay awgeed, culays iyo jiirago' oogada ka dareemid.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Nin guursadey xoolo siin. ld kaali.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Wax horey u tikhaantikhin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(f.g) Gam-maan is abaahin.
(f.mg) Orod bootin ku bilaabid.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
Cudur dadka iyo xoolahaba ku dhaca oo badanaa aan laga kicin.
m.l
Wadaag:
(jool.) Qayb ka mid ah taxanaha waqti jiyoolojiyeedka, oo ah in ka mid ah waaga, kal naftigiisa waxaa loo sii qayb qaybiyaa saman-saman.
m.dh
Wadaag: