Qeexid
"Xisaab xisaab kale lagu daro; isugayn."
"Xisaab xisaab kale lagu daro; isugayn."
Wadaag:
Waxyaabo kala jaad ah oo la isku qasay.
Isugeynta xisaab.
m.l
Wadaag:
Orod booddo ku anbabbaxa oo xawli dheer leh.
Dagaal aan habeys-nayn oo aan laysu tureyn.
Masaafada u dhexeysa laba qof oo orotameysa oo kala horreeysa. 4. Orgoodka gammaanka.
m.dh
Wadaag:
Sameynta cid falkeed laga daba sameeyo. ld kuddayad.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Gam-maan is abaahin.
(f.mg) Orod bootin ku bilaabid.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
Cudur dadka iyo xoolahaba ku dhaca oo badanaa aan laga kicin.
m.l
Wadaag:
Saarashada dibi ama faras saarto, sac deggan ama geenyo beydalan.
ld kudid.
m.dh
Wadaag: