Qeexid

"(-cyo, m.l) Suuq lagu iibiyo waxyaabaha duugga ah."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kudhac oo kali ah:
  • Dalka wuxuu galay marxalad cusub oo jahawareer iyo fowdo ku dhisan, gobollada qaarkoodna waxaa ka bilowday iskudhacyo qabyaaladeed, bililiqo, xaalufin, dhac, kufsi, afduub, xasuuq iyo ku xadgudub baahsan oo loo geystay xuquuqda bani-aadannimada.
  • Cudur waa wax aan caadi eheen oo kudhaco jir nool.