Qeexid

"K. ah: isu qalmidda ay isu qalmaan laba qof xagga guurka, iyadoo laga eegayo dhinacyo badan sida: dhala-sho, xirfo, caafimaad iwm; geyaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kuf oo kali ah:
  • Marka laga fakaro guulaha dhaqaale ee ganacsatada Soomaaliyeed ay ku tillaabsadeen, waxaa maanka ku soo deg-degaya fajac iyo kufaanid wada socda.
  • Wuxuu ku jawaabey, dadka deegaanka (uu xoogga ku heysto) iyaga ayaa isir u leeh kufsasho, Qofkaasi muxuu kuu yahay akhriste?