Qeexid

ld kufriyid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kufrin oo kali ah:
  • Khabaabna waxa uu guu jawaabay ku kufrin maayee ilaa aad ka dhimato oo haddana lagu soo bixiyo, Caas wuxuu yidhi: "ma intaan dhintaa qiyaamaha la i soo saarayaa,?
  • Siduu u ciqaabi jireyna waxay ahayd intuu xadhig qoorta ka geliyo ayuuu ku jiidi jirey ama qorrax kuleylka duhurkii intuu seexiyo oo dhagax weyn xabadka kasaaro ayuu odhan jirey "ama waad dhiman ama Maxammed baad ku kufrin".