"eeg kufrisii."
Wadaag:
Cid kufri ka dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
ld kufriyid.
m.dh
ld kaafir.
m.l
/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) (dii.) Nabiga iyo diinta Ilaah dafirid.
f.mg1
ld kufid.
ld kufrin.
m.f.dh
eeg kufi. ld kufis.
eeg khasiis.
m.dh.w
ld kabbisiin.
eeg kabbisii. ld kebbisiin.
Kufri ahaansho.
Dhicidda horay loo dhaco jillaafo awgeed. ld kufid.
eeg cisii.