Qeexid
"Qof dumar ah oo aan meher kuu ahayn iyadoo aan raalli ka ahayn xoogid."
[-saday, -satay]
kufs aday
kufs atay
f.g3"Qof dumar ah oo aan meher kuu ahayn iyadoo aan raalli ka ahayn xoogid."
Wadaag:
K. ah: isu qalmidda ay isu qalmaan laba qof xagga guurka, iyadoo laga eegayo dhinacyo badan sida: dhala-sho, xirfo, caafimaad iwm; geyaan.
m.l.kh
Wadaag:
Tabar darro awgeed dhicdhicid (nafley)
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) (dii.) Nabiga iyo diinta Ilaah dafirid.
f.mg1
Wadaag: