Qeexid

Dhicidda horay loo dhaco jillaafo awgeed. ld kufid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kuftin oo kali ah:
  • Taasoo sinbiririxatey ayaddoo labo dhal ah kii saddexaadna kuftintii kaga soo dhacay oo qoys-weynidii reer shankaroonland kala maqnaayeen in muddo ah ayaddoo aafaddu ka dhacday “Aabahayo ayaa laga baxay, shankaroonland iyo waa tii isaga fasaqday iwm”.