"Nin ku dheer kuhaanka."
Gabyaa habaarkiisu kaco.
Wadaag:
Habaar.
(-nno, m.dh) Qof gabayga ku habaarrama.
Kaahin.
m.l
Waxyaabo aan weli dhicin waxka-sheegid, ka warramid.
Cid gabay iwm ku habaarid.
f.g1
eeg kuhaan2.
m.f.dh
Qof kaftan badan.
m.l.kh