Qeexid
"(-lal ..., m.l) (fiis.) Tamarta la sii daayo hal mool oo beys ama asiidh ah la dhexdhexaadiyo."
"(-lal ..., m.l) (fiis.) Tamarta la sii daayo hal mool oo beys ama asiidh ah la dhexdhexaadiyo."
Wadaag:
Laba dhinac oo wax isku haya u garnaqid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Bartame.
Dh. ah: dherer, da', culays iwm oo aan yaraan iyo weynaan midna raacsanayn.
m.l
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Qof, dad wax isku haysta u garnaqay.
m.l
Wadaag:
Ka dh.: dugaag, col iwm meel weerarid.
Ka dh.: cudur, colaad iwm meel ka dillaacid.
f.mg1
Wadaag:
(daaw.) Xaalad cudureed ay xubnaha saxa kulka jirka hawlgabaan taas oo keenta kulka jirka oo kor u kaca,dhidid la'aan iyo miyir beel.
m.l
Wadaag:
(fiis.) Summad L. Xaddiga kulka ee ay qaadato ama ay bixiso walax marka u weji-geddoon ku dhacayo, heerkulkuna yahay joogto. Sida weji geddoonka adkaha uu noqdo hoor, marka heerkulku yahay barta dhalaashanka, ama weji-geddoonka hoorku uu noqdo neef, marka heerkulku yahay barta karka.
m.l
Wadaag:
(fiis.) Barashada xeerarka xukuma isu-rogidda qaababka tamarta, jihada uu kulku u gudbo iyo helitaanka tamar lagu qabto hawl.
m.l
Wadaag:
(-lal ..., m.l) (fiis.) Tamarta la sii daayo ama la nuugo marka falgal kiimikaad oo dhammeystirani ka dhex dhaco xaddiyo moolan oo falgalayaal ah.
m.l
Wadaag:
(-lal gubasho, m.l) (kiim.) Tamarta la sii daayo marka hal mool oo walax ahi ay si dhammeystiran u ogsidhowdo.
m.l
Wadaag: