Qeexid
"(daaw.) Xaalad cudureed ay xubnaha saxa kulka jirka hawlgabaan taas oo keenta kulka jirka oo kor u kaca,dhidid la'aan iyo miyir beel."
"(daaw.) Xaalad cudureed ay xubnaha saxa kulka jirka hawlgabaan taas oo keenta kulka jirka oo kor u kaca,dhidid la'aan iyo miyir beel."
Wadaag:
(daaw.) Xaalad daran oo si kedis ah qof ugu dhacda, sida badanna saameysa dhinac dhan oo jirka ka mid ah, waxaana keena dhiigga oo ka kala go'a qayb ka mid ah maskaxda.
m.l
Wadaag:
Madowga maraqsaarka awrta qooqan ka muuqda kana samaysma kaadi uu isku sayray. ld dhebi2.
m.dh
Wadaag:
Diirimaadka fallaaraha qorraxda iyo shidaal gubanaya bixiyaan oo jirka nafleydu kahdo.
m.l
Wadaag:
(-bcay, -bicday; -bci) In yar oo hoore ah, qaab kankoonsan leh meel ka soo tifqid.
f.mg1
Wadaag:
In yar oo hoore qaab kankoonsan leh oo meel ka soo go'a.
Tirada tartan, imtixaan, ciyaar iwm laga keeno.
Roob xoog leh. 4. Joogsi.
m.dh
Wadaag:
(-bcay, -bacday; -bici) Gobo'layn; tifqid. ld dhibdhibac.
f.mg1
Wadaag:
Suuxdinta ku timaadda qof dhiig badani ka baxay, dhiigbax.
ld dhibiibid. ld dhibib1.
m.l
Wadaag:
Qof dhiig badani ka baxay suuxid. ld dhibib3.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag: