Qeexid
"(-lal ..., m.l) (fiis.) Tamarta la sii daayo ama la nuugo marka falgal kiimikaad oo dhammeystirani ka dhex dhaco xaddiyo moolan oo falgalayaal ah."
"(-lal ..., m.l) (fiis.) Tamarta la sii daayo ama la nuugo marka falgal kiimikaad oo dhammeystirani ka dhex dhaco xaddiyo moolan oo falgalayaal ah."
Wadaag:
falgal taxan m.l (-llo ..., m.dh) (kiim.) Falgal iswada oo maxsuulka tallaabada hore uu curiyo tallaabada xigta.
Wadaag:
(-llo, m.dh) Habka ay curiyayaasha kiimikadeed ay u nidamsan-yihiin.
m.l
Wadaag:
Diirimaadka fallaaraha qorraxda iyo shidaal gubanaya bixiyaan oo jirka nafleydu kahdo.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) (kiim.) Iskudhis la falgala mid kale (oo ah ka la danaynayo). Ereygan, f., waxa badanaaba lagu isticmaalaa kiimikallada shaybaarka ee caadiga ah sida: naatriyam haydarogsaydh, haydarokoloorig asiidh, iwm ee loo adeegsado tijaabada iyo saafidda.
m.l
Wadaag:
(kiim.) Falgalka kiimikaad ee labada dhinacba u socon kara. Guud ahaan, falgaleyaasha iyo maxsuulladu waxa ay isku yihiin iskujir dheellitiran.
m.l
Wadaag:
Wax kul leh ahaansho.
Qof xanaaq badan ahaansho.
f.mg4
-laa, -layd
Wadaag:
(daaw.) Xaalad cudureed ay xubnaha saxa kulka jirka hawlgabaan taas oo keenta kulka jirka oo kor u kaca,dhidid la'aan iyo miyir beel.
m.l
Wadaag:
(-lal gubasho, m.l) (kiim.) Tamarta la sii daayo marka hal mool oo walax ahi ay si dhammeystiran u ogsidhowdo.
m.l
Wadaag:
(fiis.) Summad L. Xaddiga kulka ee ay qaadato ama ay bixiso walax marka u weji-geddoon ku dhacayo, heerkulkuna yahay joogto. Sida weji geddoonka adkaha uu noqdo hoor, marka heerkulku yahay barta dhalaashanka, ama weji-geddoonka hoorku uu noqdo neef, marka heerkulku yahay barta karka.
m.l
Wadaag:
(fiis.) Barashada xeerarka xukuma isu-rogidda qaababka tamarta, jihada uu kulku u gudbo iyo helitaanka tamar lagu qabto hawl.
m.l
Wadaag:
(-lal ..., m.l) (fiis.) Tamarta la sii daayo hal mool oo beys ama asiidh ah la dhexdhexaadiyo.
m.l
Wadaag: