Qeexid
"(xis.) Urur tirooyin ah oo lagu muujiyo bar ku taalla dulalaati. Bar maguuraan ah oo la yiraahdo unugga iyo xarriiqyo maguuraan ah oo la yiraahdo dhidibbo ayaa tixraac ahaan loo adeeg-sadaa."
"(xis.) Urur tirooyin ah oo lagu muujiyo bar ku taalla dulalaati. Bar maguuraan ah oo la yiraahdo unugga iyo xarriiqyo maguuraan ah oo la yiraahdo dhidibbo ayaa tixraac ahaan loo adeeg-sadaa."
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Dad meel isugu imaansho ama ku shirid.
f.mg1
Wadaag:
(-ammo, m.dh) Isu imaadka dad meel isugu yimaadaan; urur; shir. ld kulanti.
m.l
Wadaag:
kulannada Kaartis m.l (xis.) Habdhis kulan ee rugta ay bari taallo lagu helo fogaanta ay bartaasi u jirto xarriiqyo tixraac oo lagu magacaabo dhidibbo. Laba addimaa-leyaasha waxaa la adeegsadaa laba xarriiqood, badanaaba labada xarriiqood waa ay isku qotomaan. Waxa ayna sammeeyaan habdhiska kulannada laydi. Xarriiqda jiifta waa dhidibka - x, tan taaganna waa dhidibka - y. Barta ay labada xarriiqood iska gooyaan 0, waa unugga habdhiska kullanka.
Wadaag:
Qof wax indhakuul marsadey ahaansho.
Indhaha agagaarkooda madow ku leh ahaansho (sac iwm)..
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Geed abaareed dheer oo qodxo, qori adag iyo miro macaan oo la cuno leh; dhirta daawada laga sameeyana ka mid ah. ld shillan.
m.l
Wadaag:
Diirimaadka fallaaraha qorraxda iyo shidaal gubanaya bixiyaan oo jirka nafleydu kahdo.
m.l
Wadaag:
Dab ama wax la mid ah oo kulul oo inta loo dhowaado dhaxanta laysaga bi'iyo.
m.l
Wadaag:
Waxyaabo aan weli dhicin waxka-sheegid, ka warramid.
Cid gabay iwm ku habaarid.
f.g1
Wadaag:
Xilli kulul.
Meel kulul.
Dhul aad u dhir badan oo aan marino lahayn oo manena ah.
m.l
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Dhulka u dhexeeya labada lool ee dhulbaraha hareeraha ka mara cimiladiisuna kulu shahay.
m.l
Wadaag:
Wax qaab kankoonsan leh ahaansho.
Wax meel laysugu keenay noqosho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax kulayl ka dhigid. ld kululee.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dab ag fariisasho si dhaxanta la isaga bi'iyo.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
(kuwan, w) Magacuyaal tilmaame oo lab, oo wax ama cid hadlaha u dhow lagu tilmaansado. Tus. “Waa kan ninka qoray buugga”. ld ka1
mu.ti.l
Wadaag: