Qeexid

kulannada Kaartis m.l (xis.) Habdhis kulan ee rugta ay bari taallo lagu helo fogaanta ay bartaasi u jirto xarriiqyo tixraac oo lagu magacaabo dhidibbo. Laba addimaa-leyaasha waxaa la adeegsadaa laba xarriiqood, badanaaba labada xarriiqood waa ay isku qotomaan. Waxa ayna sammeeyaan habdhiska kulannada laydi. Xarriiqda jiifta waa dhidibka - x, tan taaganna waa dhidibka - y. Barta ay labada xarriiqood iska gooyaan 0, waa unugga habdhiska kullanka.

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kulannada oo kali ah:
  • Kulannada ururka waxaa marwalba u jooga turjumaan, waxaana degaannada kanisadeed lala qabanqaabiyaa xeerooyin firaaqeed laba jeer sanadkii.
  • Kulannada ururka waxaa marwalba u jooga turjumaan, waxaana degaannada kanisadeed lala qabanqaabiyaa xeerooyin firaaqeed laba jeer sanadkii.