Qeexid

"Wax kulmay ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kulansan oo kali ah:
  • Madaxa qaybta Boliska gobolka ayaa xusey in qaraxu ka dhexdhashay xubnihii goobta ku kulansanaa kadib markii Taliyaha saldhiga Booliska walaxda qaraxdey ka qaadey miiskii la fadhiyey korkiisa kaasoo faraha ka baxey kadibna Axmad Jaamac dhaawac gaarsiisey.
  • Doontaan ayaa warar is khilaafsan oo ka soo baxaya waxaa ay sheegayaan inay saarneeyeen kooxo Burcad Xildhibaanada Haweenka Soomaaliyeed iyo kuwa Uganda oo ku kulansan Caasimada Kanbala ee Dalka Uganda.