Qeexid

"Holan, humri iwm ee ka yimaada qorraxda, dabka iwm."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kulayl oo kali ah:
  • Dalka Spain ayaa isna la sheegay inay ku dhinteen 13 qof, iyadoo uu kulayl kaa la mid ahi ka dhacay.
  • Inkasta oo ay degmada Sheekh hadda ku jirto xili jiilaal ah, haddana waxay magaalada la ceeryoontay dad badan oo kaga soo xagaa baxay kulaylka ba’an ee waqtigan xaadirka ah ka taagan dhulka xeebaha ah, gaar ahaan magaalada Berbera.