Qeexid
"(-gayaal, m.l/dh) (fiis.) Qalab loo isticmaalo cabbiraadda heerkulka walax. ld kulbeeg."
"(-gayaal, m.l/dh) (fiis.) Qalab loo isticmaalo cabbiraadda heerkulka walax. ld kulbeeg."
Wadaag:
(-gyo, m.dh) (fiis.) Aalad loo isticmaalo qiyaasta heerkulka badanaa iyada oo isbeddelayo mugga meerkuriga ama isbiirada ku jirta dhuun quraarad ah oo dabo wareegsan leh. ld heerkulbeege.
m.l
Wadaag:
Diirimaadka fallaaraha qorraxda iyo shidaal gubanaya bixiyaan oo jirka nafleydu kahdo.
m.l
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Shay kulka dhaliya sida qorraxda, matoorrada iwm.
m.l
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (fiis.) Falgalka kiimikaad ee sii daaya kulka (taas macnaheedu waa kulku wuxuu ka baxaa habka ama heerkulka ayaa kordha). Gubashadu waa falgal kul bixiye ah.
m.l
Wadaag: