Qeexid
"(-yayaal, m.l/dh) Shay kulka dhaliya sida qorraxda, matoorrada iwm."
"(-yayaal, m.l/dh) Shay kulka dhaliya sida qorraxda, matoorrada iwm."
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (fiis.) Falgalka kiimikaad ee sii daaya kulka (taas macnaheedu waa kulku wuxuu ka baxaa habka ama heerkulka ayaa kordha). Gubashadu waa falgal kul bixiye ah.
m.l
Wadaag:
(-gayaal, m.l/dh) (fiis.) Qalab loo isticmaalo cabbiraadda heerkulka walax. ld kulbeeg.
m.l
Wadaag: