Qeexid
"(-rro, m.dh) ld kuljiir."
"(-rro, m.dh) ld kuljiir."
Wadaag:
K. ah: kul yar oo aan badnayn oo hoore iwm. ay yeeshaan;qandac. ld kuldiir1.
m.l.kh
Wadaag:
(daaw.) Hoos u dhac kulka jirka oo ka hoos mara cabbirka caadiga ah ayna jirinna falalka difaaca jirka sida - qarqaryada. Badanaa waxay ku dhacdaa caruurta iyo waayeelka haddii ay ku noolyihiin guryo aan la kululeyn ayna haysan dhar huwasho oo ku filan.
m.l
Wadaag:
Diirimaadka fallaaraha qorraxda iyo shidaal gubanaya bixiyaan oo jirka nafleydu kahdo.
m.l
Wadaag:
(jool.) Kulka ka immaanaya dhulka gudihiisa, in heerkulkiisu sarreeyana waxaa muujiya magmada ka timaada dhulka gudihiisa.
m.l
Wadaag: