Qeexid

"Qof mannexe ah ama shadiid ah, ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kulkulul oo kali ah:
  • Marooko qaaday jawaabo kulkulul ka bixiyay dawladda Ispayn iyo Midowga Yurub oo ugu baaqay inay Marooko ciidamadeeda ka qaadato Jasiirada Layla.
  • Laakiin markii Salaasadii bambo lagu qarxiyey Bas marayey magaalada Qudus, saraakiisha sare ee Israa'iil waxa ay bilaabeen in ay jeediyaan hadallo kulkulul.