Qeexid
"eeg kulkulul. ld kulkululaansho."
"eeg kulkulul. ld kulkululaansho."
Wadaag:
Qof mannexe ah ama shadiid ah, ahaansho.
f.mg4
-laa, -layd
Wadaag:
Wax kul leh ahaansho.
Qof xanaaq badan ahaansho.
f.mg4
-laa, -layd
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Dhulka u dhexeeya labada lool ee dhulbaraha hareeraha ka mara cimiladiisuna kulu shahay.
m.l
Wadaag:
Dab ag fariisasho si dhaxanta la isaga bi'iyo.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Dab ama wax la mid ah oo kulul oo inta loo dhowaado dhaxanta laysaga bi'iyo.
m.l
Wadaag:
/dh (jool.) Biyo kulul oo qulqulaya oo ka soo baxaya dhulka, badanaa marka magmadu kululaysa, sida darteed waxaa aad looga helaa gobollada folkaanaha marka qaraxa folkaanuhu uu istaago.
m.l
Wadaag: