Qeexid

"ld kulmin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kulmis oo kali ah:
  • Somaliland waxay kulmisay tiro kala duwan oo ahaa dad ku lug lahaa Siyaasadda iyo Arrimaha Maamulka sannadihii lixdameedyadii, toddobaataneeyadii, sideetameeyadii, sagaashameeyadii iyo Millinemium-ka (2000 iyo wixii ka dambeeyay).
  • Waxa intaa dheeraa aflagaadada,iyo dacaayadda lagu hayey. waxay dadkii UDUB ku dhawaaqayeen haddalo ay ka mid ahaayeen kulmista,dabadhilifyada,dhuuni raacyada iyo haddalo kale oo kala fogeyn kara shacbiga Sooomaaliland.