Qeexid

"(kuwama. w) Magacuyaale weyddiimeed oo lab oo wax ama qof lagu hubsado; waa ayo? yaa waaye?."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

weyddimeed naxwe,

weyddimeed / interrogative

Lab naxwe, l

Lab / masculine