Qeexid
"Derajada sagaal boqol sagaashan iyo sagaal ka hooseyso."
"Derajada sagaal boqol sagaashan iyo sagaal ka hooseyso."
Wadaag:
(kuwama. w) Magacuyaale weyddiimeed oo lab oo wax ama qof lagu hubsado; waa ayo? yaa waaye?.
mu.we.l
Wadaag:
. Tiro ka kooban dhowr kun oo la isu geeyay; tiro aad u badan oo aan go'nayn.
m.l.t
Wadaag:
Si hanti loo unko wax meel dhigid. ld amaamud.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
(fiis.) Summad: C. Xaddiga kulka ee loogu baahdo in uu sare u qaado heerkulka walax hal digrii kelfin (IK) ama 1° C. Kulqaadka waxaa lagu cabbiraa. Juul halkii kelfin (J/K).
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Cad gaar ah oo halgamaha laga siiyo neef hilibkiisa loo diyaariyay waliimo.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Cunto ka kooban noocyo badan oo qof la sharfayo loo sameeyo. ld casuumad.
m.l
Wadaag:
.j Midka ku abbaaran tirada konton. ld kontonaad.
m.l.t
Wadaag:
(-syo, m.dh) Hilib gumaarka fuula oo ay haweenka qaarkood leeyihiin.
m.l
Wadaag:
Hilib jiir ah dufan ku shiilid.
ld yumbi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: