Qeexid
"(-yo, m.dh) (c.cimi.) Daruur u kobacsan si joog maangal, inkasta oo ay ka yartahay kumuloonombaas."
"(-yo, m.dh) (c.cimi.) Daruur u kobacsan si joog maangal, inkasta oo ay ka yartahay kumuloonombaas."
Wadaag:
(-syo, m.dh) Hilib gumaarka fuula oo ay haweenka qaarkood leeyihiin.
m.l
Wadaag:
(-syo, m.dh) (c.cimi.) Daruur culus oo madaw oo qaradeedu tahay 4.500 mitir ama in ka badan. Badanaa waxay u fidsantahay si heebhaab ah oo u eg ubbad.
m.l
Wadaag:
(xis.) Laan ka mid ah xisaabta oo lagu barto xigidda iyo abyinaynta fansaarada iyo mawaadiicda la xiriira. Waxaana loo qaybiyaa kalkulas abyineed iyo kalkulas xigsinayd.
m.dh
Wadaag:
(kuwama. w) Magacuyaale weyddiimeed oo lab oo wax ama qof lagu hubsado; waa ayo? yaa waaye?.
mu.we.l
Wadaag: