Qeexid

"(-rar, m.l) Madax; unuun."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kur oo kali ah:
  • Ugu danbeyntii Guddoomiyaha Baarlamaanka Axmed Cali Xaashi iyo Ku xigeenadiisa ayaa saakay laga waayey kuraastii shir guddoonka iyadoo aysan jirin wax cudur daar ah oo ay ku maqan yihiin,islamrkaana diidey in saxaafada ka siiyaan warbixin.
  • Shariif, Sharma'arke iyo Shariif Xasan inay baneeyaan kuraasta ay ku fadhiyaan, haddii aysan waxba ka qaban karin xaalada dalka ka jirta.