Qeexid
"Wax si siman u goyn."
[-ray, -rtay]
kur3 ay
kur3 tay
f.g1"Wax si siman u goyn."
Wadaag:
Duco iyo Alla-bari dumarka uurka lihi sameeyaan kolka sidkoodu dhammaad ku dhow dahay; kuraysi; madaxshub; sagaalaysi; tararaysi.
Buur yar; kood.
Xeero yar oo bunka lagu shubto. 4. Weel qori ah oo qaabka dhiisha loo qoro oo lagu kaydiyo burcadka inta aan la shiilin.
m.dh
Wadaag:
Dareen, welwel, cabsi iyo tiiraanyo leh oo ka dhasha mushkilad cusub oo cid ku timaadda oo aan maaro loo hayn.
m.dh
Wadaag:
(-yo, m.dh) Will carruurnimo ka baxay oo aan weli qaangaarin.
m.l
Wadaag:
Qaab sida kan kubbadda u wareegsan, u kankoonsan.
Huryo.
Madaxa inta luqunta ka sarreysa.
m.dh
Wadaag:
(-syo, m.dh) Cad baruur ah oo weyn oo geela dhabarkiisa ka baxa.
m.l
Wadaag:
Qalab qaabab badan loo yeelo oo lagu fariisto, lana dhigto guryaha, xafiisyada iwm.
Goob loogu talaggalay in ay fariistaan mudanayaal la soo doortay.
m.l
Wadaag:
ku dhalasho m.dh (baay.) Xaalad qof ku dhasho sida badanna uu waalidka ka dhaxlay.
Wadaag:
(-no, m.l) Xeero yar oo bunka lagu shubto. ld kur2 (3).
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Gashi dheer oo haweenku qaataan oo googgaradda qariya; canbuur.
m.dh
Wadaag:
Qori ama jirrid geed oo gaaban oo dhulka ku aasan oo afkiisu soo taaganyahay.
Laan la gooyey oo intii hartay ay geedka ka soo taagantahay. ld kurtin.
m.l
Wadaag:
(kurmaan, m.dh) Badarka budada ah marka la karinayo kuuska uu yeesho; burlaqan; burtuur.
m.l
Wadaag: