Qeexid
"(-no, m.l) Xeero yar oo bunka lagu shubto. ld kur2 (3)."
"(-no, m.l) Xeero yar oo bunka lagu shubto. ld kur2 (3)."
Wadaag:
Dareen, welwel, cabsi iyo tiiraanyo leh oo ka dhasha mushkilad cusub oo cid ku timaadda oo aan maaro loo hayn.
m.dh
Wadaag:
Duco iyo Alla-bari dumarka uurka lihi sameeyaan kolka sidkoodu dhammaad ku dhow dahay; kuraysi; madaxshub; sagaalaysi; tararaysi.
Buur yar; kood.
Xeero yar oo bunka lagu shubto. 4. Weel qori ah oo qaabka dhiisha loo qoro oo lagu kaydiyo burcadka inta aan la shiilin.
m.dh
Wadaag:
(fiis.) Mootinta kulka ee walax gudaheeda, isaga oo kulku ka tegayo meesha heerkulkeedu sarreeyo, una gudbaya meesha heerkulkeedu hooseeyo. Neefaha iyo badanka hoorarka, gudbinta kulka waxa dhaliya is-hirdiga atamyada iyo molikiyuulada tamar socodkoodu kala duwanyahay.
m.dh
Wadaag:
Cid kurbo hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(-yo, m.dh) Will carruurnimo ka baxay oo aan weli qaangaarin.
m.l
Wadaag:
Qalab qaabab badan loo yeelo oo lagu fariisto, lana dhigto guryaha, xafiisyada iwm.
Goob loogu talaggalay in ay fariistaan mudanayaal la soo doortay.
m.l
Wadaag: