Qeexid

"(-do, m.l) Gashi dheer oo haweenku qaataan oo googgaradda qariya; canbuur."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kurdad oo kali ah:
  • Gudidaasi mar la waydiiyay halka ay geeyeen iyada oo kurdad gashatay ayaa la sheegay in ay iyadu wakhtiga Hargeysa dhexdeeda ka eryatay oo ilaa jifo uuray gaadhsiiyeen.