"Naag jirkeeda si qarsoodi ah uga ganacsata; dhillo."
Wadaag:
Kurkurray ahaansho.
m.dh
(-yo, m.dh) Will carruurnimo ka baxay oo aan weli qaangaarin.
m.l
Nooc ka mid ah kuusha dumarku qoorta ku xirtaan.
ld kuraysasho.
Haweeney kur samaysasho; sagaalaysasho.
f.mg3
-stay, -satay
Biyo aan macayn oo culus.