Qeexid
"Biyo aan macayn oo culus."
"Biyo aan macayn oo culus."
Wadaag:
Magacuyaal tilmaame oo wadar, oo wax ama cid hadlaha ka fog yarana jaahiisa ka babcan lagu tilmaansado. Tus. “ Waa kuweer hablihii soomaaliyeed”.
mu.ti.w
Wadaag:
Suuqada haweenku dhegaha ku qaataan jaad ka mid ah; dhego; hilgado.
m.dh.u
Wadaag:
Naag jirkeeda si qarsoodi ah uga ganacsata; dhillo.
m.dh
Wadaag:
Laba qof oo isqaba iyo ubadkood; qoys.
Dhawr qoys oo wadaaga dhalasho ama degaan.
m.l
Wadaag:
Duco iyo Alla-bari dumarka uurka lihi sameeyaan kolka sidkoodu dhammaad ku dhow dahay; kuraysi; madaxshub; sagaalaysi; tararaysi.
Buur yar; kood.
Xeero yar oo bunka lagu shubto. 4. Weel qori ah oo qaabka dhiisha loo qoro oo lagu kaydiyo burcadka inta aan la shiilin.
m.dh
Wadaag: