"Wiil kuray ah oo aan qaangaarin."
Wadaag:
Qaab sida kan kubbadda u wareegsan, u kankoonsan.
Huryo.
Madaxa inta luqunta ka sarreysa.
m.dh
Wax qaab kankoonsan leh ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
eeg kuryeysan. ld kuryeysnaansho.
m.f.dh
/dh ld kuryeysnaan.
m.l