Qeexid
"(-nno, m.dh) Qol cunnada lagu kariyo; jiko; alawaad."
"(-nno, m.dh) Qol cunnada lagu kariyo; jiko; alawaad."
Wadaag:
(-iimiin, m.dh) Qof degaanka uu joogo dhaqankiisa aan aqoon u lahayn.
m.l
Wadaag:
Kul iyo caro iska dareemid; xanaaqid; dhiidhiyid.
f.mg3
-shaday, -shatay
Wadaag:
(-nno, m.dh) (daaw.) Dawo xanuun bi'iso ah oo laga sameeyo morfiinta laakiinse awooddeeda xanuun bi'inta iyo dejinta maskaxdaba ay yartahay, waana sun yartahay waxa laga qaataa afka iyo duritaan si xanuun loo yareeyo ama qufac loo joojiyo.
m.dh
Wadaag: