Qeexid
"Kul iyo caro iska dareemid; xanaaqid; dhiidhiyid."
[-shaday, -shatay]
kush haday
kush hatay
f.mg3"Kul iyo caro iska dareemid; xanaaqid; dhiidhiyid."
Wadaag:
Xoolo wabax ah ceel ka kaxaysasho.
Wax dani ku jirto qabsasho.
f.g3
-shaday, -shatay
Wadaag:
Sameynta cid falkeed laga daba sameeyo. ld kuddayad.
m.dh
Wadaag:
Waqti u cuntama arrin ama hawl la qaban lahaa; fursad.
m.l
Wadaag:
(-mayaal, m.l/dh) Qof jago uu hayo aan rasmi ku aheyn; kumeelgaar.
m.l
Wadaag: