"(-mayaal, m.l/dh) Qof jago uu hayo aan rasmi ku aheyn; kumeelgaar."
Wadaag:
eeg kusin.
m.dh
Kumeelgaar.
Ku wareejin.
f.g1
Dhir badan oo aan la dhex mari karin; juq; kayn.
m.l
Kul iyo caro iska dareemid; xanaaqid; dhiidhiyid.
f.mg3
-shaday, -shatay