Qeexid
"Si foolxun u fadhiyid. ld kawdiid2."
[-day, -dday]
kuudud2 ay
kuudud2 day
f.mg1"Si foolxun u fadhiyid. ld kawdiid2."
Wadaag:
Si foolxun u fariisin. ld kawdiidi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cudur dadka iyo duunyadaba ku dhaca oo addimadu soo laabmaan, dhaqdhaqaaqana u diida. ld kuududiye.
m.l
Wadaag:
(f.g) Gam-maan is abaahin.
(f.mg) Orod bootin ku bilaabid.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
Dhismo adag oo salkiisu wareegsanyahay ama afar gees yahay oo qurux ama in lagu dagaallamo loogu talaggalay.
Dhismo loogu talaggalay in korkiisa wax laga daawado, dhismayaasha kale oo dhanna ka dheer.
m.l
Wadaag:
Saanta wejiga laalaabid. ld kuduud.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
(-gag, m.l) Qof cuntada si wanaagsan u karin yaqaana; kooke.
K. ah: nooc tusbaxyada ka mid ah qurux badan oo aan qayirmin.
m.l
Wadaag: