Qeexid

"(-gag, m.l) Qof cuntada si wanaagsan u karin yaqaana; kooke."

Qeexid Xigta

K. ah: nooc tusbaxyada ka mid ah qurux badan oo aan qayirmin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine