Qeexid
"eeg kuulo. ld kuulad."
"eeg kuulo. ld kuulad."
Wadaag:
(fiis.) Summad: C. Halbeegga Caalamiga ah (H.C.) ee saldanabka danab, waxana loo qeexaa saldanabka uu ku raro hal sekend qulqul danab hal ambiyeer ahi.
m.l
Wadaag:
Qof wax indhakuul marsadey ahaansho.
Indhaha agagaarkooda madow ku leh ahaansho (sac iwm)..
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
eeg xuluulo. ld huluulad, huluulasho, xaluulad, xaluulasho, xuluul xuluuli f.g2 Wax xuluul gelin.
m.f.dh
-iyay, -isay
Wadaag:
K. ah: shaqaalaha dhisme ka shaqeeya oo an farsamayaqaan ahayn.
(u) Dad shaqaale ah.
m.l
Wadaag:
Kul iyo caro iska dareemid; xanaaqid; dhiidhiyid.
f.mg3
-shaday, -shatay
Wadaag:
(-lo, m.l) Iniinyo kulkulucsan oo dhalo iwm ka sameysan, dhexdana ka daloola oo inta dun lagu taxo qoorta haweenku ku xirtaan, si ay ugu xarragoodaan.
m.dh
Wadaag: