Qeexid
"(-ooyin, m.l) Futo."
"(-ooyin, m.l) Futo."
Wadaag:
Wax qiimo dheeraad ah leh oo cidi haysato, cid kale oo u baahan si buunbuunsan u eegto oo ku cawrido.
m.l
Wadaag:
(-nyay, -niday; -nyi) Wax qiimo dheeraad ah leh oo cidi haysato, cid kale oo u baahani ku cawriyid.
f.g1
Wadaag:
Ukun waqtigii la isticmaali lahaa dhaaftay oo aan waxtar lahayn. ld fuundo.
m.dh.kh
Wadaag:
Dhismo adag oo salkiisu wareegsanyahay ama afar gees yahay oo qurux ama in lagu dagaallamo loogu talaggalay.
Dhismo loogu talaggalay in korkiisa wax laga daawado, dhismayaasha kale oo dhanna ka dheer.
m.l
Wadaag:
(-gag, m.l) Qof cuntada si wanaagsan u karin yaqaana; kooke.
K. ah: nooc tusbaxyada ka mid ah qurux badan oo aan qayirmin.
m.l
Wadaag:
Wax buuran ama qaab kankoonsan leh.
K. lacag ah: lacag badan oo wax qiimo leh goysa.
m.l
Wadaag:
Wax badan meel yar isugu keenid.
f.mg1
-say, -stay
Wadaag:
(f.g) Wax si loo xafido meel ku xirasho.
(f.mg) Maro sabarka ku xirasho.
(f.mg) U g.: hawl qabashadeeda isu diyaarin.
f.g
-taday, -tatay
Wadaag:
(-iyo, m.l) Bocoosha badda qaarkeed oo midabyo badan leh. ld kuukiyaan.
m.dh
Wadaag:
(-lo, m.l) Iniinyo kulkulucsan oo dhalo iwm ka sameysan, dhexdana ka daloola oo inta dun lagu taxo qoorta haweenku ku xirtaan, si ay ugu xarragoodaan.
m.dh
Wadaag: