Qeexid
"(-alay, -ashay; -geli) U k.: wax si aad ah ugu dhabbagelid."
"(-alay, -ashay; -geli) U k.: wax si aad ah ugu dhabbagelid."
Wadaag:
U k.: cid aan war hayn oo meel aad u dhow u fariisasho si loo ogaado xogta.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qorrax hoos ka gelid.
U h.: cid waqti duhur ah u martiyid. ld hergel2.
f.mg1
Wadaag:
Gabar gaartay da'dii ay guri iyo nin ku hanan lahayd.
m.l.kh
Wadaag:
Dhicidda xoolo fardo lagu dhaco.
Faras aan la lahayn lala cararo.
m.dh
Wadaag:
Dab ag fariisasho si dhaxanta la isaga bi'iyo.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Iyadoo la fadhiyo dhaqdhaqaaqid ama nuuxnuuxsasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: