Qeexid
"Iyadoo la fadhiyo dhaqdhaqaaqid ama nuuxnuuxsasho."
[-saday, -satay]
kuurkuurs aday
kuurkuurs atay
f.mg3"Iyadoo la fadhiyo dhaqdhaqaaqid ama nuuxnuuxsasho."
Wadaag:
Adke dhadhan leh oo afka ku dhex jira candhuuf iyo dhaqdhaqaaqa daamanka hoore la liqi karo ka dhigid. ld muudso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Naag ama nin xiriir guur cid la samaysasho.
Qoraal meel ku qoran meel kale ku naqilasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Qof xaqirid; yasid.
Wax saluugid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax kalafirisan meel isugu geysasho.
Wax meel yaalwada qaadasho. ld ururso, uruurso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-alay, -ashay; -geli) U k.: wax si aad ah ugu dhabbagelid.
f.mg1
Wadaag:
U k.: cid aan war hayn oo meel aad u dhow u fariisasho si loo ogaado xogta.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag: