Qeexid
"Wax qaab kankoonsan leh noqosho."
Qeexid Xigta
Wax meel laysugu keenay noqosho.
"Wax qaab kankoonsan leh noqosho."
Wax meel laysugu keenay noqosho.
Wadaag:
Wax qaab kankoonsan leh ahaansho.
Wax meel laysugu keenay noqosho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(-do, m.l) Weel dhoobo ka sameysan oo biyaha lagu shubto.
m.dh
Wadaag:
Wax badan meel yar isugu keenid.
f.mg1
-say, -stay
Wadaag:
Wax buuran ama qaab kankoonsan leh.
K. lacag ah: lacag badan oo wax qiimo leh goysa.
m.l
Wadaag:
(-ammo, m.dh) Isu imaadka dad meel isugu yimaadaan; urur; shir. ld kulanti.
m.l
Wadaag:
Mayrax iwm oo geela la dhayayo geggabbada lagula mariyo.
m.dh
Wadaag:
Dhoobo iwm dhawr waxyaabood oo qaabab kankoonsan leh ka sameyn.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
Habaar.
(-nno, m.dh) Qof gabayga ku habaarrama.
Kaahin.
m.l
Wadaag:
Xubin wejiga ku taal oo afka iyo indhaha u dhexeysa oo laba dalool leh oo laga neefsado waxna lagu uriyo.
Meel ka soo fiiqan qararka iyo buuraha oo san u eg.
Daliig yar oo harag ah oo hargaha kale layskula tolo.
m.l
Wadaag:
(-gag, m.l) Qof cuntada si wanaagsan u karin yaqaana; kooke.
K. ah: nooc tusbaxyada ka mid ah qurux badan oo aan qayirmin.
m.l
Wadaag:
Dhismo adag oo salkiisu wareegsanyahay ama afar gees yahay oo qurux ama in lagu dagaallamo loogu talaggalay.
Dhismo loogu talaggalay in korkiisa wax laga daawado, dhismayaasha kale oo dhanna ka dheer.
m.l
Wadaag: