Qeexid

"eeg kuma, tuma1."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kuwama oo kali ah:
  • Siduu kula kulmayna waxay ahayd habeen Nebiga SCW iyo Abuubakar oo ku wareegaya dadka xajka u yimid oo dacwada gaadhsiinaya siduu Nabigu xajwalba samyn jiray, ayuu yidhi: Kuwamaad tihiin? waxay yidhaahdeen koox reer Khasraj ah ayaan nahay.
  • Markaa su'aasha aad iswaydiinaysaa waxay tahay waa kuwama nimankan iyo dumarkan waddan ka khiyaameeyey?