Qeexid

"Magacuyaal tilmaame oo wadar, oo wax ama cid hadlaha ka fog yarana jaahiisa ka babcan lagu tilmaansado. Tus. “ Waa kuweer hablihii soomaaliyeed”."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

tilmaame naxwe,

tilmaame / demonstrative

wadar naxwe,

wadar / plural