Qeexid

"ld kuxige"

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kuxigeen oo kali ah:
  • Maxkamada Sare ee DFKMG ayaa horay u joojisay in la doorto 2-da kuxigeen markii la qabtay doorashadii Gudoomiyaha Baarlamaanka oo uu ku guulaystay Sharif Xasan Sh.
  • Sheekh Aweys ayaa sidoo kale si cad u sheegay in Sheekh Xasan Turki oo ahaa Kuxigeenkiisa iyo saraakiil kale ay shaqsi ahaan ugu biireen, balse Mucaskarka Raaskambooni uu wali ka tirsan yahay Xisbul Islaam.