Qeexid
"Magacuyaal tilmaamaya in faluhu uu yahay qof aan la aqoon ama aan la caddaynin. Tus. “Waa la yiri”."
"Magacuyaal tilmaamaya in faluhu uu yahay qof aan la aqoon ama aan la caddaynin. Tus. “Waa la yiri”."
Wadaag:
Tiro aan cayinnayn oo ka badan kun.
Tiro dhan boqol kun.
Kun malyuun; bilyan. 4.
m.l
Wadaag:
Neef ido ah oo curtay.
Meesha xoonku ku hoydo oo ilmaha gashado.
m.dh
Wadaag:
la2 h Qurub lagu isticmaalo falka bidixdiisa oo tilmaamaya wehelin ama wax wada qabsi. Tus. “Cali buu la socdaa”, “Wuu ila shaqeeyaa”, “Kursigaan la tag!”.
Wadaag:
Isku l.: wax xil iska saari waayid.
Ku l.: wax ku raaxaysasho.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Mid ka mid ah qalfoofta nafleyda.
Bur yar.
Qolo; jilib. 4. Qaybta adag ee ku dhex jirta miraha. 5. L.tayda (- taada, -tiisa iwm): eray sii adkaynaya qofka laga hadlay oo sheegaya in qofku qofkaas yahay ee aan cid kale la sheegayn; qofka naftiisa.
m.dh
Wadaag: