Qeexid

"Calaamadda uu reebo shay fidsan oo laysku soo rogey."

Qeexid Xigta

Meel leexsan; luuq.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga laab oo kali ah:
  • Ethiopia ayaa askar ka badan 10,000 kala baxday gudaha Somalia horaantii sanadkan, waxayse bilaabeen inay si tartiib-tartiib ah dib ugu soo laabtaan, iyagoo dhowr jeer xadka kasoo talaabay.
  • oo Soomaali ah oo ku Dhibban Xadka Kenya Waxaa xerada Dhadhaab ku dhibban 2000 oo qaxooti Soomaali ah oo dhowaan hakad la geliyey tiro in ay dib ugu laabtaan dalkooda.